Somaliland: Ku Dhawaad Saddex Kun oo Macallimiin Dowladda u Shaqeeya ah oo Mushahar la’aan ah iyo Sababta

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Cismaan Jaamac Aadan oo maanta hor tagay guddiga joogtada ah ee golaha Guurtida, ayaa markii ugu horraysay shaaciyay in 2,600 oo Macallimiin ah oo ka hawlgala dugsiyada dawladda aanay wax mushahar ah qaadan.

Wasiirka waxbarashada, ayaa sheegay in aanay jiri doonin in dugsiyo gaarka loo leeyahay aanay Ardaydu kaga qalin jebin doonin mudo sadex sano ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.