Dood lagu faaqiday Cabbudhinta Xukuumaddu ku hayso Saxaafadda Somaliland

Hargeysa (Aftahannews)- Barnaamijka doodii Jimcaha ee BBC-da ee Maanta, ayaa waxa lagu faaqiday qadiyada xadhiga Saxaafada Somaliland iyo heerka xuquuqda ra’iga, Waxaana dooda marti ku ahaa Wasiir ku xigeeka arrimaha Gudaha Somaliland iyo Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Solja.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka dooda