Sheekh Aadan Siiro oo ka digay lunsiga hantida ummadda, kana hadley 80-kii milyan ee daynta

Hargeysa (Aftahannews)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro) oo khudbadii Jimcaha ee maanta ka jeedinayay mid ka mid ah Masaajida Hargeysa, ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta lunsiga hantida umada.

Dhinaca kale Sheekh Aadan Siiro, ayaa ka hadley lacagtii 80-ka milyan ee daynta ahayd, Isagoona sidoo kale sheegay in Shirkada Dp World aanay ilaa hada wax muuqda aanay ka qaban dekeda magaalada Berbera

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka