Siyaasi ka tirsan Xisbiga Kulmiye oo taageeray Wasiiradii Kulmiye ee Xamar u shaqo doontay

Hargeysa (Aftahannews)- Siyaasi Axmed Cali Ubaxle oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye horena xil Wasiirnimo uga soo qabtay Somaliland, ayaa ka hadley shirka golaha dhexe ee Xisbi xaakimka talada dalka haya ee Kulmiye ee ka qabsmooya magaalada Boorama.

Dhinaca kale ex Wasiir Ubaxle, ayaa sidoo kale waxa uu ka hadley xubno xilaal Wasiiro ah ka soo qabtay Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo oo xilal u doontay Xamar, Isagoona si mug leh u taageeray xubnahaa wasiirada ah ee Muqdisho xilalka u doontay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka