Masuuliyiinta Wargeyska Foore oo dalbaday in baadhis sharci lagu sameeyo xukunkooda

Hargeysa (Aftahannews)- Maareeyaha Wargeyska Madaxa banaan ee Foore Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab, ayaa markale cadaalad daro ku tilmaamay xukunkii ay Maxkamada gobolka Maroodi Jeex ku riday, Isagoona dalbaday in baadhis sharci ah lagu sameeyo xukunkooda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka