Go’aamo culus oo laga saaray xaalada gobolka Sool iyo xafladaha Maamulka Puntland

Laascaanood (Aftahannews)- Gudida nabad geliyada gobolka Sool oo kulan deg deg ah ku yeeshay xarunta maamulka gobolka, ayaa soo saaray awaamiir culus oo ku wajahan xaalada nabad geliyo ee magaalada Laascaanood, Sidoo kale gudida ayaa go’aamo ka soo saaray in aan magaaladaa lagu qaban karin xafladaha maamulka Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka