Garyaqaanada u doodaya Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Biixi iyo xeer ilaalinta

Hargeysa (Aftahannews)- Garyaqaanada u doodaya Abwaan Cabdiraxmaan Abees, ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xeer ilaalinta ku eedeeyay inay sharciga baal mareen, Iyagoona tilmaamay in Abwaan Cabdiraxmaan Abees uu ku mudo dhaafay xabsiga islamarkaana aan ilaa hada dacwadiisa laga garnaqin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka