Somaliland oo ka hadashay xubno xilal ka soo qabtay Xukuumadii Siilaanyo oo Xamar Ka Degay

Filed under: Wararka |

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa ka hadley xubno wasiiro hore ka soo noqdey Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo oo ka dagay Soomaaliya.

Dhinaca kale Wasiir Maxamed Muuse Diiriye ayaa masuulyiintaas ku tilmaamay rag iska shaqo tagay islamarkaana uu xaalkoodu ku danbayn doono Somaliland ha na saamaxdo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

You must be logged in to post a comment Login