Barnaamijka Casriyaynta Caasimadda ee GIS oo Hargeysa laga daah-Furay

Hargeysa (Aftahannews)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa si rasmi ah looga daah furay Barnaamijka casriyaynta Caasimadda Somaliland ee GIS-ka iyo Nootaayooyinka.

Munaasibada daahfurka Barnaamijkan waxa ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaarada Cadaalada, Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha, Maayir ku xigeenka Caasimada Hargeysa, Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka iyo masuulyiin kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka