Guddoomiyaha Maxkamada gobalka Maroodi-Jeex oo sharaxay xukunkii ay ku riday Wargeys-ka Foore

Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha maxkamada gobolka Maroodi Jeex Axmed Dalmar Ismaaciil, ayaa soo bandhigay qodobadii ay maxkamadu u cuskatay xadhiga iyo ganaaxa wargeyska Foore.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka