Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo shaaciyey inuu ka tanaasulay u Tartamida guddoomiyaha golaha dhexe ee Kulmiye

Hargeysa (Aftahannews)- Xidhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere) oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland kana tirsan Xisbi muxaafidka ah ee talada dalka ee Kulmiye, ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay inuu ka tanaasulay u tartamida guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbigaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka