Xisbiga UCID oo cambaareeyay xadhiga ay Xukuumada Biixi kula kacday Wargeyska Foore

Hargeysa (Aftahannews)- Xoghayaha warfaafinta Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiska xisbigaasi ku leeyahay Hargeysa, ayaa cambaareeyay xukunkii maalintii shalay ahayd ay Maxkamada gobolka Maroodi Jeex ku riday Wargeyska Foore oo ka mid ah Wargeysyada madaxa banaan ee ka soo baxa Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka