Masuulyiinta Wargeys-ka Foore oo ka hor yimid xukunka ay Maxkamadu ku riday

Hargeysa (Aftahannews)- Masuulyiinta Wargeys-ka Foore oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxa ay si adag uga hor yimadeen xukun isugu jira ganaax lacageed iyo xayiraad oo ay saaka ku riday maxkamada gobalka Maroodi-jeex.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka