Xisbiga Waddani oo u jawaabey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland

Hargeysa (Aftahannews)- Xoghayaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo Xisbiyadda mucaaradka ku eedeeyay in ay ka xunyihiin guulaha ay Somaliland ka gaadhay dhinaca Ciyaaraha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka