Somaliland oo Puntland ku eedaysay in ay u soo iib-gayso Bacaha

Filed under: Wararka |

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta Somaliland Shugri Xaaji Ismaaciil “Baandare” oo maanta hor tagtay guddida joogtada ah ee aqalka golaha Wakiilada, ayaa warbixin ka siisay hawlaha shaqo ee wasaarada.

Dhinaca kale Wasiirka wasaarada Deegaanka, ayaa waxa ay maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland ku eedaysay in ay u soo iib gayso Bacaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

You must be logged in to post a comment Login