Hanti Dhawrka Guud ee qaranka oo war ka soo saaray 80-kii Milyan ee daynta ahaa

Hargeysa (Aftahannews)- Gudida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta kulan xog waraysi ah xarunta golahaasi kula qaatay Hanti dhawraha guud ee qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir iyo Agaasimaha Hanti dhawrka.

Dhinaca kale Hanti-Dhawraha Somaliland ayaa beeniyey inay Jirto lacag dayna oo ay ka tagtay Xukuumadii hore ee uu gadh-wadeenka ka ahaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka