Agaasimaha Shaqo Qaran oo ku dhawaaqay wakhtiga la gelayo tababarkii shaqo qaran

Hargeysa (Aftahannews)- Agaasimaha barnaamijka Shaqo Qaranka Maxamed Xuseen Mu’adin, ayaa dhawaaqay wakhitiga la galayo Tababarkii shaqo qaran, Isagoona ugu baaqay dhamaan Ardaydii imtaxaanka u gashay Barnaamijkaasi inay si deg deg ah u soo xaroodaan, Waxa kale oo uu sheegay inay diyaariyeen dhamaan gaadiidkii soo qaadi lahaa Araydaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka