PSG oo gaadhay semi-finalka French Cup

Kooxda tartanka difaacanaysa ee Paris St Germain ayaa waxaa qirinqiir gelisay kooxda were taken to extra time by third division side Villefranche Beaujolais (Fiilefaqanje Buujuuleey) oo ka mid ah kooxaha heerka saddexaad, kaddib marki 90-ki daqiiqo ee ciyaarta ay isku mari waayeen 0-0 ah.

Laakin PSG wakhtigi dheeraadka ahaa ee lagu daray ayay keeneen 3 gool oo ay kala qeybsadeen Edinson Cavani, Julian Draxler iyo Moussa Diaby.

Cavani

PSG waxay hadda u gudubtay wareega semi-finalka tartankaan.

Dhinaca horyaalka Talyaaniga kooxda Lazio ayaa kala wareegi karta kaalinta afraad kooxda Milan, haddii ay caawa ka badiso Empoli oo lasoo hormariyay.