Hambalyo Aroos Farxad leh: Maxamed Xuseen iyo Laki Axmed

AROOSKA MAXAMED XUSEEN IYO LAKI AXMED
AROOSKA MAXAMED XUSEEN IYO LAKI AXMED

DhamMaan Madaxda, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha iyo Shaqaalaha kale ee Warbaahinta Aftahannews.com iyo sidoo kale Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress Amed-yasin sheikh Axmed,Shiine Cilmi Kaahin, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Cumar Sheekh,

AROOSKA MAXAMED XUSEEN IYO LAKI AXMED
AROOSKA MAXAMED XUSEEN IYO LAKI AXMED

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Arooska MOHAMED HUSSEIN iyo LUCKY AHMED  oo Arooskooda ka dhacay Magaaladda Hargeisa Waxanu Boqorka iyo Boqoradda, Alle  uga baryaynaa , ubad kheyr qabana ilaahay  kala siiyo, Aamiin, Aam iin, Aamiin.