Ballan-qaadkii Biixi ee Cadaaladda iyo isku eekaanshaha aragtida lagu xidhay Abwaanka!

Filed under: Daba-galka Xogaha Qarsoon,Wararka |

Hargeysa (Aftahannews)-  Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wakhtigii uu ololaha ku jiray balan qaaday hadii ay shacabku codka siiyaan in uu waxka qaban doono arimaha Cadaaladda, isagoo xusay in gaar ahaan meelaha ay kasoo bilaabanto oo ah Booliska iyo Saldhigyada uu diirada saari doono.

Hadaba waxaynu dib u milicsan doonaa hadalkii Madaxwayne Muuse Biixi ee wakhtigii ololaha iyo isku Eekaanshaha aragtidii Abwaan Cabdiaraxman Abees Lagu xidhay ee wacyiga ka jira Saldhigyada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo milicsiga hadalkii Madaxwayne Biixi,muxuuse ka qabtay balanqaadkiisii?.

Share Button

You must be logged in to post a comment Login