Golaha Guurtida Somaliland oo sheegay in aan Komishankani Doorasho qaban karin

Hargeysa(Aftahannews)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta sheegay in kominshanka hada jooga aanu aheyn kominshan doorashada soo socota qaban kara dhamaadka sanadkan maadama oo uu muddo xileed koodu ku eeg yahay bisha 11 ee sanadkan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-