Qoraa Cali Qoryooley oo Taliyaha Ciidanka Booliska ka difaacay eedo loo soo jeediyay

Hargeysa (Aftahannews)- Qoraa Cali Dool Axmed (Cali Qoryooley) ayaa Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland ka difaacay eedo uu u soo jeediyay Wariye Cali Seenyo oo ka mid ah maamulka Telefiishanka Saab.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka