Nin Sheegay inuu Waraabe noqday oo ka Warramay Qisada qaabkii Waraabennimadiisa!

WARAABE NIN NOQDAY OO HARGEYSA JOOGA OO WARRAMAY
WARAABE NIN NOQDAY OO HARGEYSA JOOGA OO WARRAMAY

Hargeysa(Aftahannews)- Ninkan Waraabaha noqday oo la yidhaahdo Xasan Axmed Cabdi, waa Nin dhalinyaro ah oo ku ganacsada Suuqa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa ka warramay qiso cajiib ah oo ku dhacday isaga iyo Ninkan oo ay saaxiib ahaayeen, isla markaana ay laba nin oo kale oo marka horeba waraabeyaal noqon jiray heshiis dhex-maray ay iyaguna ku noqdeen Waraabeyaal.

WARAABE NIN NOQDAY OO HARGEYSA JOOGA OO WARRAMAY
WARAABE NIN NOQDAY OO HARGEYSA JOOGA OO WARRAMAY

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ninkan sheegay inay isaga iyo xubnaha kale ee ay saaxiibbada ahaayeen Waraabeyaasha noqdeen, ayaa ka sheekeeyey qisadii ay Dhurwaaga ku noqdeen, intii ay waraabaha ahaayeen waxay sameeyeen iiyo sidii ay kaga soo baxeen iyo weliba qaabka ay hadda u nool yihiin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.