Hanti-dhawrka guud ee Somaliland oo Baadhitaan ka bilaabay Hay’adda Duulista iyo Madaarka Hargeysa

Hargeysa(Aftahannews):- Hanti-dhawrka guud ee Qaranka Somaliland, ayaa hawlgal baadhitaanno xisaabeed ah ka bilaabay Hay’adda Duulista Hawada iyo Garoonka Diyaaradda ee Cigaal ee magaalada Hargeysa, waxaanay sheegeen inuu hawlgalkani qayb ka yahay baadhitaannada caadiga ah ee Xafiisku u xil-saaran yahay inuu laamaha dawladda ku sameeyo.

Hawl-wadeenno ka socday Xafiiska Hanti-dhawrka Qaranka, ayaa Cabdinaasir Axmed Jibriil oo ka ah Madaxa baadhista Hay’adaha madaxa-bannaan ee dawladda, ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgalkan oo ay gelinkii dambe ee Isniintii maanta ay ka bilaabeen Madaarka Hargeysa iyo Hay’adda Duulista Hawada.

Warkaas oo Faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.