Guddoomiyaha Solja oo dhaliilo u jeediyey Wariye Cali Seenyo

Maxamuud Cabdi Jamac (Xuuto)
Maxamuud Cabdi Jamac (Xuuto)

Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa dhaliilo xoogan u jeediyey Wariye Cali Seenyo eedaymo u jeediyay Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka