Guddoomiye Ku-xigeenkii Xisbiga UCID oo ka warramay Sababta uu Xilkaas isaga casilay

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiye Ku-xigeenkii koowaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Cabdinaasir Buuni, ayaa sheegay inuu xilka iska casilay, waxaanu faahfaahin ka bixiyey sababaha uu isu casilay. Halka Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe sheegay inuu xilka ka qaaday.

Haddaba, sababta khilaafka dhalisay ee uu isu-casilay iyo waxay Guddoomiye Faysal is-yidhaahdeen-ba, Cabdinaasir BUuni oo ka warramaya, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.