Abwaan Weedhsame Muxuu ka yidhi Xadhigga Booliska Somaliland kula kacay Abwaan C/Raxmaan Abees?

ABWAAN WEEDHSAME OO KA HADLAY XADHIGGA ABWAAN CABDIRAXMAAN ABEES 2019
ABWAAN WEEDHSAME OO KA HADLAY XADHIGGA ABWAAN CABDIRAXMAAN ABEES 2019

Hargeysa(Aftahannews)- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa waxa uu si adag uga hadley oo uu sharci daro iyo cabudhin uu ku tilmaamay xadhiga ay xukuumadu kula kacday Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo Ciidamada Boolisu ka xidheen isagoo ku sugan mid ka mid ah Huteellada Hargeysa.

ABWAAN WEEDHSAME OO KA HADLAY XADHIGGA ABWAAN CABDIRAXMAAN ABEES 2019
ABWAAN WEEDHSAME OO KA HADLAY XADHIGGA ABWAAN CABDIRAXMAAN ABEES 2019

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.