Somaliland: Muxuu yahay Gabayga lagu xidhay Abwaan Cabdiraxmaan Abees?

Hargeysa (Aftahannews)- Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo maanta Ciidanka Booliska Somaliland ku xidheen magaalada Hargeysa, ayaa sababaha xabsiga loogu taxaaabay ay ahayd ka dib markii xalay Hargeysa ku soo bandhigay Suugaan uu Maanso ka mid ah kaga hadlay tacaddiyada ay Bulshadu kala kulanto dowladda, gaar ahaan Saldhigyada Booliska iyo wixii la mid ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka gabaygii lagu xidhay;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.