Dib u dhac ku yimi fadhigii Golaha Guurtida ee muddo-kordhinta

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan, ayaa maanta sheegay in Fadhigii golaha guurtida ee ku adaanaa muddo kordhinta goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka uu dib ugu dhacay ku yimi, isagoo sheegay in maalinta barito ah oo Axada loo balansanyahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka