Booliska Somaliland oo Xabsiga dhigay Abwaan Cabdiraxmaan Abees iyo Sababta

Hargeysa(Aftahannews)- Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa  Xabsiga u taxaabeen Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka mid ah Abwaannada da’yarta ee reer Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.