Waddani oo war ka soo saaray heshiishkii ay wada gaadheen Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid

Hargeysa (Aftahannews)- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa goor dhawayd waxa uu war-saxafadeed ka soo saareen heshiiskii maalintii shalayd ahayd ay wada gaadheen Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ee ku aadanaa arimaha doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.

 

Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka