Weriye Naafo ah oo ka Warramay Dhibaatooyin uu la kulmo

Hargeysa(Aftahannews)- Maxamed Muuse Jaamac (Haldoor) oo ah Weriye Naafo ah oo ka hawl gala Star TV oo xarunteedu tahay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa farriin cabasho ah u diray Mulkileyaasha Dhismayaasha dhaadheer ee Hargeysa.

Waxa uu sheegay Weriye Maxamed-Haldoor in dhibaato wayn ay ku qabaan kaabadaha ama jaran-jarooyinka marka ay korayaan, Isagoona mulkileyaasha dhismayaasha ka codsaday in guryaha dhistadooda lagu sameeyo marino ku haboon dadka Naafada ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.