Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo ka hadlay isku day dil oo uu ka badbaaday

AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA CAAFIMAADKA SOMALILAND OO DIL KA BADBAADAY 2019
AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA CAAFIMAADKA SOMALILAND OO DIL KA BADBAADAY 2019

Hargeysa (Aftahannews)- Agaasimaha guud ee Horumarinta Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa faah-faahin ka bixiyay dhaawac ka soo gaadhay Xabbad uu ku furay Askari Kabtan ah oo ka tirsan Ciidanka Qaranka.

 

AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA CAAFIMAADKA SOMALILAND OO DIL KA BADBAADAY 2019
AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA CAAFIMAADKA SOMALILAND OO DIL KA BADBAADAY 2019

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Agaasime Xergeeye oo sida uu sheegay ay rasaastu kaga dhacday labada bowdyo oo uu xusay in dhaawac fudud ama jiidhayn ay xabbaddu u geysatay, ayaa sheegay in Askari ay isugu yimaaddeen dhul Wasaaradda caafimaadku ku leedahay oo Dad kale dhisanayeen.

“Dalka waa loo soo dhaawacmay oo loo dhintay, waan ku faraxsanahay inaan ku dhaawacmay anigoo qarankeyga u shaqeynaya.” sidaa ayuu yidhi Agaasimaha oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa dhaawiciisa kooban ka dib.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warkan;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.