Madaxweyne Biixi oo Dalab muddo-kordhin loogu samaynayo Wakiillada iyo Deegaanka u gudbiyey Guurtida

Hargeysa(Aftahannews)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa warqad ku aadan mudo kordhin loo samaynayo Goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka u gudbiyay mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland.

Halkan hoose ka akhriso warqada;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.