Fannaanadda Ifraax Toolmoon oo Cod yaab leh ku soo qaadday Hees cusub 2019

IFRAAX TOOLMOON FANNAANAD COD YAAB LEH KU SOO BANDHIGTAY HEESTA ADIGOO JID ADAG MARAY 2019.jpg
IFRAAX TOOLMOON FANNAANAD COD YAAB LEH KU SOO BANDHIGTAY HEESTA ADIGOO JID ADAG MARAY 2019.jpg

Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanadda Codka macaan ee Ifraax-toomoon, ayaa soo saartay Hees qiso jacayl xambaarsan oo ay cod macaan ku qaadday oo masraxa ruxday, laguna soo bandhigay Barnaamijka Xiddigaha geeska ee sannadkan.

IFRAAX TOOLMOON FANNAANAD COD YAAB LEH KU SOO BANDHIGTAY HEESTA ADIGOO JID ADAG MARAY 2019.jpg
IFRAAX TOOLMOON FANNAANAD COD YAAB LEH KU SOO BANDHIGTAY HEESTA ADIGOO JID ADAG MARAY 2019.jpg

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Erayada iyo Laxanka Heesta waxa sameeyey Allaah ha u naxariistee Kamanaystihii Maxamed Miyir Xaaji intii aanu dhiman ka hor, waxaanay nasiib u yeelatay heestaas oo uu tumay Furinle inay sannadka cusub ee 2019-ka soo baxdo.

Heestaas siday u dhacayso-ba waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.