Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanadda Codka macaan ee Ifraax-toomoon, ayaa soo saartay Hees qiso jacayl xambaarsan oo ay cod macaan ku qaadday oo masraxa ruxday, laguna soo bandhigay Barnaamijka Xiddigaha geeska ee sannadkan.
Erayada iyo Laxanka Heesta waxa sameeyey Allaah ha u naxariistee Kamanaystihii Maxamed Miyir Xaaji intii aanu dhiman ka hor, waxaanay nasiib u yeelatay heestaas oo uu tumay Furinle inay sannadka cusub ee 2019-ka soo baxdo.
Heestaas siday u dhacayso-ba waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.