Wargelin: Farriin Caafimaad oo ay Soo Saartay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland

FARRIIN CAAFIMAAD OO KA SOO BAXDAY WASAARADDA CAAFIMAADKA SOMALILAND 2019
FARRIIN CAAFIMAAD OO KA SOO BAXDAY WASAARADDA CAAFIMAADKA SOMALILAND 2019

Hargeysa(Aftahannews):- Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somalilnad, waxay ku wargelinaysaa Bulshada oo ay ogeysiinaysaa inay Adeegayaasha Caafimaadka ka gacan-siiyaan xog-ururin ama sahamin la xidhiidha heerka nafaqada Carruurta Somaliland oo dalka oo dhan ka bilaabantay ama ka socota.

FARRIIN CAAFIMAAD OO KA SOO BAXDAY WASAARADDA CAAFIMAADKA SOMALILAND 2019
FARRIIN CAAFIMAAD OO KA SOO BAXDAY WASAARADDA CAAFIMAADKA SOMALILAND 2019

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxa looga baahan yahay Waalidiintu inay xogta ay rabaan ama su’aalaha ay weydiiyaan hawl-wadeennada caafimaadka ee sahamintan wada ka gacan-siiyaan helitaanka xogta ay rabaan iyo baadhis kooban oo ay carruurta ku samayn doonaan ama kaga qaadi doonaan dhiig ay ka hubinayaan heerka nafaqada ubadka.

Halkan hoose ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Farrinta ama ogeysiiska Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland oo dhammaystiran ee kaga bogo Muuqaalkan hoose:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.