Waxka bedel lagu sameeyay khidmada qiimaha Haamaha Shidaalka

Berbera (Aftahannews)- Xukuumada Somaliland ayaa waxka bedel ku samaysay khidmada Haamaha Shidaalka iyo qiimaha ay shirkaduhu ku iibiyaan shidaalka, sida lagu sheegay amar ka soo baxay Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Xasan Axmed Ibraahim.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka