Dood Cilmiyeed lagaga hadlayey saamaynta qabyaaladda oo Hargeysa lagu qabtay

Hargeysa (Aftahannews)- Waxaa magaalada Hargeysa habeenkii xalay ahayd lagu qabtay Dood cilmiyeed lagaga hadlayay saamaynta Qabyaalada iyo dhibaatada taban ee ay ku hayso Bulshada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka