Somaliland: Haweenka Hanka Siyaaadeed leh oo Wasaaradda Qoysku Hargeysa kulan ugu Qabatay

Hargeysa (Aftahannews)- Waxaa magaalada Hargeysa lagu qabtay Kulan balaadhan oo looga hadlayay doorka Haweenka ee ka mid noqoshada Siyaasada Somaliland.

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Shaqo gelinta arrimaha bulshada iyo Qoyska ayaa waxa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka socda Xukuumada, Xisbiyada qaranka, Xildhibaano, Haween, Siyaasiyiin, Aqoonyahan iyo marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka