Xukuumadda oo Albaabbada u laabtay Mid ka mid ah Shirkadaha Sharaabka

Hargeysa(Aftahannews)- Hay’adda dhowrista tayada Somaliland, ayaa maanta albaabbada isugu dhufatay mid ka mid ah Shirkadaha sharaabka soo saara oo ku taalla Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-