Berbera: Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Imtaxaan Ka Qaadday 263 Qof oo u Tartamaya 50 Shaqo

Berbera(aftahannews)- Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Imtaxaan Ka Qaaday 263 Arday oo U Tartamaya 50 Shaqaale Dawladeed Ah.

Guddoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed Geelle Ayaa Maanta Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Kaga Qaadey Imtixaan 263 Arday oo U Tartamaya Shaqaale Dawladeed.

Guddmoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Dawladda Ayaa Maalmahanba Ku Sugnaa Gobolada Bariga Somaliland Si Loo Soo Xulo Shaqaale Dawladeed U Carbisan Qarankan.

Halkan Hoose Ka Daawo Warka:-