Daawo Sawirrada Bilicda leh ee Shirweynaha Xuquuqda Carruurta Somaliland

SHIRWEYNAHA QARANKA EE XUQUUQDA CARRUURTA SOMALILAND DHALINYARO KA CIYAARTAY 2018
SHIRWEYNAHA QARANKA EE XUQUUQDA CARRUURTA SOMALILAND DHALINYARO KA CIYAARTAY 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Shirweynaha Heer Qaran ee Xuquuqda Carruurta Somaliland, ayaa maanta ka furmay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Waxaa Shirkaas oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska lagaga hadlayaa Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta.

SHIRWEYNAHA QARANKA EE XUQUUQDA CARRUURTA SOMALILAND DHALINYARO KA CIYAARTAY 2018
SHIRWEYNAHA QARANKA EE XUQUUQDA CARRUURTA SOMALILAND DHALINYARO KA CIYAARTAY 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Haddaba, Sawirradii bilicda lahaa ee Shirkaas iyo Dadkii kala duwanaa ee ka qaybgalay in badan oo ka  mid ah, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Qaybta Sawirrada ee Aftahannews.com, waxaanad kala degi kartaan, kana daawan kartaan halkan hoose, adiga oo sawirka aad rabto dhexdiisa kilig-garaynaya si aad u arago sawirka oo dhammaystiran ama uu kuugu wada muuqdo.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.