Hargeysa(Aftahannews):- Shirweynaha Heer Qaran ee Xuquuqda Carruurta Somaliland, ayaa maanta ka furmay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Waxaa Shirkaas oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska lagaga hadlayaa Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta.
Haddaba, Sawirradii bilicda lahaa ee Shirkaas iyo Dadkii kala duwanaa ee ka qaybgalay in badan oo ka mid ah, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Qaybta Sawirrada ee Aftahannews.com, waxaanad kala degi kartaan, kana daawan kartaan halkan hoose, adiga oo sawirka aad rabto dhexdiisa kilig-garaynaya si aad u arago sawirka oo dhammaystiran ama uu kuugu wada muuqdo.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.