Dawladda Jabuuti oo sheegtay inay horumar ka sameeyeen adeega dhinaca Dekeddaha

Filed under: Wararka |

Djibouti (Aftahannews)- Guddoomiyaha dekedaha iyo goobaha ka caagan cashuuraadka ee dalka Jabuuti Abubakar Cumar Xadi ayaaa sheegay in wadamo badan oo leh dekedo caalami ah ay caawiso dowlada Jabuuti maadaama ay Jabuuti ay tahay marsada ugu wayn qaarada Afrika.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.

Share Button

You must be logged in to post a comment Login