Garyaqaano dhaliilo u jeediyay Xoghayaha golaha Wakiilada iyo Ciidanka Booliska

Hargeysa (Aftahannews)-Garyaqaan Xasan Cabdilaahi Cawaale iyo Garyaqaan Daahir Maxamed Faarax oo ka tirsan Ururka Qareenada Somaliland ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay Xoghayaha golaha Wakiilada oo la xidhiidhay eedahay iyo dhaliilaha kala duwan ee loo soo jeediyo golahaasi, Iyagoona ku gacansaydhay arintaasi oo ay ku tilmaameen mid sharci daro ah.

Dhinaca kale Garyaqaan Daahir Maxamed Faarax ayaa dhaliil xoogan u jeediyay Ciidamada Booliska gobolka Saraar, Isagoona tilmaamay inay awood u adeegsadeen Maxkamada gobolkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.