Weerarro Qaraxyo ah oo Jigjiga lagu Fashiliyey iyo Qaabka looga hortegay

Jigjiga(Aftahannews)- Weerarro Qaraxyo ah oo la doonayey in laga fuliyo magaalada Jigjiga ee caasimadda dawlad-deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya maanta, ka dib markii ay Ciidammada Ammaanku ka hortegeen, isla markaana fashiliyeen intii aan la fulin ka hor.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.