Xukuumadda Somaliland oo farriin adag u dirtay Musharrixiinta Puntland

Hargeysa(Aftahannews)- Wasiirka Wasaaradda horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Koore, ayaa farriimo adag u diray Murrashaxiinta Madaxweynennimada Puntland u tartameysa ee ku olaleya soo celint goballada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Somaliland.

Dhinaca kale Wasiir Koore ayaa si cad u sheegay In Puntland aaney qabsan Karin Sool iyo Sanaag ba oo Somaliland awood ciidan oo ku filan ay leedahay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.