Gudida qandaraasyada qaranka oo shaaciyay shirkadaha ku guuleystay sadex mashruuc oo lagu tartamay

Hargeysa (Aftahannews)- Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa maanta shaaciyay shirkadaha ku guuleystay sadex dhisme oo loo fulinayo Cisbitaalka Hargeysa, Kastamka Berbera iyo Kastamka Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.