Xisbiga UCID oo shaaca ka qaaday cida kootada loogu xidhayo korontada dalka

Borama (Aftahannews)- Gudoomiye ku xigeenka xisbiga UCID Cabdinaasir Buuni ayaa carabka ku dhuftey wiil uu sheegay in la doonaayo in kooto loogu xidho korontada Somaliland, islamarkaana isaga oo ka faa’ideysana awoodo gaar ah uu heshiiyo la soo galay shirkado gaar ah.

Cabdinaasir Buuni si rasmi ah umuu shaacin magaca wiil-kaas uu sheegay in korontada Somaliland Kooto loogu xidhaayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.